Raysal Wasaaraha Dalkaasi Soomaaliya Oo Booqasho Ku Tagay Dalka Qadar Iyo Deeranada Ku Xeeran

0
Tuesday March 17, 2015 - 23:50:16 in
  • Visits: 586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Dalkaasi Soomaaliya Oo Booqasho Ku Tagay Dalka Qadar Iyo Deeranada Ku Xeeran

    Xukuumadda Qadar oo si weyn u tageerta Xukuumada Muqdisho ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa booqasho ku tagay Raysal Wasaaraha Xukuumadaas, Cabdirashiid Cali Sharmaarke, iyo wafti uu hoggaaminaayo. Waftiga oo ka degay Caasimadda dalkaas e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Qadar oo si weyn u tageerta Xukuumada Muqdisho ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa booqasho ku tagay Raysal Wasaaraha Xukuumadaas, Cabdirashiid Cali Sharmaarke, iyo wafti uu hoggaaminaayo. Waftiga oo ka degay Caasimadda dalkaas ee Doxa.


Wafdiga Raysal wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah wasiirka Arrimaha Dibedda, Wasiirka Qorsheynta, Wasiirka Caafmaadka iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo saraakiil kale.

Raysal Wasaare Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa lagu wadaa in maailnta berito ah uu la kulmo dhiggiisa dalka Qatar, si ay uga arrinsadaan xaaladda labada dal, iyo xidhiidhka ka dhaxeeya iyo sida ay dawladda Qadar uga qeyb-qaadan karto dib u dhiska waddanka dagaaladu afeyeen ee Soomaaliya. Booqashada Raysal wasaaraha ayaa qaadan doonta muddo sadex maalmood ah.

Contact@afkashacabka.com