DAAWO- Xukuumada Somaliland, Oo Dawladaha Caalamka Ka Dalbatay In Si Degdeg Ah Loo Soo Kala Gaadho Somaliland, Iyo Burburkii Wadahadalada

0
Tuesday March 17, 2015 - 23:51:38 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO- Xukuumada Somaliland, Oo Dawladaha Caalamka Ka Dalbatay In Si Degdeg Ah Loo Soo Kala Gaadho Somaliland, Iyo Burburkii Wadahadalada

    Wasiirka Arimaha Dibada ee JSL ayaa maanta ka warbixiyey socdaalkii ay wefti uu hogaaminayey ku tageen Dalka Kenya iyo kulmadii ay la yeesheen in ka badan sodomeeyo safaarado dalal shisheeye iyo hay'ado caalmi ah isugu jira, waxana wasiirku shee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arimaha Dibada ee JSL ayaa maanta ka warbixiyey socdaalkii ay wefti uu hogaaminayey ku tageen Dalka Kenya iyo kulmadii ay la yeesheen in ka badan sodomeeyo safaarado dalal shisheeye iyo hay'ado caalmi ah isugu jira, waxana wasiirku sheegay in ay u sharraxeen beesha caalamka in burburkii wadahadaladii Turkiga ay mas'uul ka tahay Dawladda Somaliya, isla markaana aanay u ekayn mid raalli ka ah in la wadahadlo oo si wanaagsan loo kala carraabo.

Contact@afkashacabka.com