
Wefti ay kala Hogaminayeen Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta iyo Wasiirkuxigenka Amniga oo Dalka dib ugu soo laabtay kadib Safar shaqo oo ay ugu maqnaayeen Dalka Djibouti
Waxa maanta Dalka dib ugu soo laabtay wefti kala Duwan oo dalka dibediisa ku maqnaa gaar ahaan Dalka aynu jaarka nahay ee Jabuuti weftigan oo kala ahaa Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland oo martiqaad Rasmi ah ka Helay Jabuuti iyo Wasiirku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Wefti ay kala Hogaminayeen Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta iyo Wasiirkuxigenka Amniga oo Dalka dib ugu soo laabtay kadib Safar shaqo oo ay ugu maqnaayeen Dalka Djibouti
Waxa maanta Dalka dib ugu soo laabtay wefti kala Duwan oo dalka dibediisa ku maqnaa gaar ahaan Dalka aynu jaarka nahay ee Jabuuti weftigan oo kala ahaa Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland oo martiqaad Rasmi ah ka Helay Jabuuti iyo Wasiirku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ay wehelinayaan Taliyaha Laanta Socdaalak Somaliland, Taliye ku xigeenks Ciidanka Booliska Somaliland, iyo Xubin ka Socotay Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL...
Afkashacabka.com
Hargeysa / Somaliland
Wefti ay kala Hogaminayeen Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta iyo Wasiirkuxigenka Amniga oo Dalka dib ugu soo laabtay kadib Safar shaqo oo ay ugu maqnaayeen Dalka Djibouti
Waxa maanta Dalka dib ugu soo laabtay wefti kala Duwan oo dalka dibediisa ku maqnaa gaar ahaan Dalka aynu jaarka nahay ee Jabuuti weftigan oo kala ahaa Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland oo martiqaad Rasmi ah ka Helay Jabuuti iyo Wasiirku