Cristiano Ronaldo Oo Gaaray Goolkiisii 300aad Ee Intii Uu U Ciyaarayay Real Madrid.

0
Sunday April 05, 2015 - 17:30:44 in by
  • Visits: 984
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cristiano Ronaldo Oo Gaaray Goolkiisii 300aad Ee Intii Uu U Ciyaarayay Real Madrid.

    Ka dib shantii gool ee uu ka dhaliyay Granada, Cristiano Ronaldo ayaa gaaray goolkiisii 300aad ee intii uu ahaa ciyaaryahan Real Madrid ah. Xiddiga reer Portugal ayaana goolashaas ku gaaray 278 kulan uu u saftay Los Blancos. Kaliya dhanka gooldhal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka dib shantii gool ee uu ka dhaliyay Granada, Cristiano Ronaldo ayaa gaaray goolkiisii 300aad ee intii uu ahaa ciyaaryahan Real Madrid ah. Xiddiga reer Portugal ayaana goolashaas ku gaaray 278 kulan uu u saftay Los Blancos. Kaliya dhanka gooldhalinta abid ee Real Madrid waxaa ka sareeya Raul iyo Di Stefano. Heerka uu ku gaaraya goolashaana ayaase ah kuwa cajab leh oo si weyn uga fiican labada halyeey ee Real Madrid. Raul waxa uu 323 gool ku dhaliyay 741 kulan uu u saftay Los Blancos, halka Di Stefano uu 308 gool ku dhaliyay 396 kulan.

contact@afkashacabka.com