Daawo:Gudida Ilaalinta Nadafada Iyo Bilicda Dalka Oo Mar Kale Shacabka Xusuusiyey Maalinta Nadaafada Oo Ku Beegan Toddobada April.

0 in by salman abdi
  • Visits: 1032
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Gudida Ilaalinta Nadafada Iyo Bilicda Dalka Oo Mar Kale Shacabka Xusuusiyey Maalinta Nadaafada Oo Ku Beegan Toddobada April.

    Gudida Bilicda Magaalooyinka Somaliland oo uu Gudoomiye u yahay wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha Md Cali maxamed warancadde ayna xubno ka yihiin wasiirka wasaaradda deegaanka Marwo Shukri Xaaji ismaaciil baandare iyo ku Xigeenka Mayor-ka Caasimada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudida Bilicda Magaalooyinka Somaliland oo uu Gudoomiye u yahay wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha Md Cali maxamed warancadde ayna xubno ka yihiin wasiirka wasaaradda deegaanka Marwo Shukri Xaaji ismaaciil baandare iyo ku Xigeenka Mayor-ka Caasimada cabdicasiis Cago weyne oo maanta Warbaahinta la hadlay waxay si rasmi ah u calaamadiyeen in maalinta ololaha nadaafadu noqon doono maalinta salaasada ee todobaadkan oo ku beegan 7 bishan April.



Contact@afkashacabka.com