Cristiano Ronaldo Oo Laga Cafiyay Kaadhkii Huruuda Ahaa La Siiyay Kulankii Rayo Vallecano

0
Saturday April 11, 2015 - 08:42:47 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cristiano Ronaldo Oo Laga Cafiyay Kaadhkii Huruuda Ahaa La Siiyay Kulankii Rayo Vallecano

    Cristiano Ronaldo ayaa laga cafiyay Kaadhkii Huruuda ahaa ee la siiyay kulankii ay kooxdiisa badhtamaha todobaadkaan la ciyaartay Rayo Vallecano kaas oo seejin lahaa kulanka ay sabtida la ciyaari doonto Eibar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cristiano Ronaldo ayaa laga cafiyay Kaadhkii Huruuda ahaa ee la siiyay kulankii ay kooxdiisa badhtamaha todobaadkaan la ciyaartay Rayo Vallecano kaas oo seejin lahaa kulanka ay sabtida la ciyaari doonto Eibar.


Ronaldo ayaa gudoomay jaalihiisii shanaad, kadib markii uu xerada ganaaxa ku dhacay, garsooraha ayaana u arkay in xidigaan uu sameeyay istuur indha sarcaad ahy.

Carlo Ancelotti ayaa ka dhawaajiyay in kooxdiisa ay qaadan doonto racfaan, waxaana haatan la cafiyay kaarkaas iyadoo Ronaldo uu diyaar u yahay kulanka Eibar.

Xidiga Aduunka Cristiano Ronaldo ayaana doonaya inuu sii wato gooldhalintiisa, mana mari doono ganaaxii halka kulan ee la filayay.


Contact@afkashaacbka.com