
Xaflad soo Dhaweyn ah oo RW Sharma'arke iyo Wafdigiisa Xalay loogu Sameeyay Garoowe +SAWIRRO)
Furitaanka xafladda waxaa hadal isugu jira guubaabo iyo soo dhaweyn ka jeediyay, Islaan Ciise Islaan Maxamed, isagoo sheegay in isimmada Puntland ay fidiyeen gogol dib u heshiisiineed oo ay isugu yimadaan dhammaan wax-garadka iyo cuqaasha Soomaaliyeed si loo turxaan-bixiyo khilaafaadka wali ku haray bulshada dhexdeed.
Madaxweyna Puntland, C/weli ayaa dhankiisa sheegay in Puntland ay ka go’an tahay inay dowladda dhexe kala shaqayso arrimaha dib u heshiisiinta, dhanka kalana ay ka rajayna-yaan dowladda inay fuliso heshiisyadii ay wada-galeen labada dhinac.
Ugu dambeyn, RW Cumar oo soo xiray xafladda ayaa ka mahadceliyey soo dhaweyntii shalay iyo xafladaan qiimaha badanayd ee caawa loo sameeyay isaga iyo waftigiisa, wuxuuna ka codsaday shacabka Puntland inay dadka qaxootiga ah ee kasoo barakacaya Yeman soo dhaweeyaan. Iyado goobta lagu guddoonsiiyay ra’iisul wasaaraha hadiyado kala duwan









Xaflad soo Dhaweyn ah oo RW Sharma'arke iyo Wafdigiisa Xalay loogu Sameeyay Garoowe +SAWIRRO)
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali iyo waftigiisa ayaa xalay xaflad lagu soo dhaweynayay loogu qabtay magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland, taasoo ka dhacXafladda ayaa waxaa ka qaybgalay madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Ca