WAR DEG DEG AH:- Qarax Ka Dhacay Magaalada Garoowe Ee Gobalka Nugaal+Sawiro

0
Monday April 20, 2015 - 10:35:02 in by Burco Office
  • Visits: 835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH:- Qarax Ka Dhacay Magaalada Garoowe Ee Gobalka Nugaal+Sawiro

    Garoowe(BTN)Wararka naga soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaw uu ka dhacay Qarax dhawaqiisa lagamaqalay guud ahaan magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe(BTN)Wararka naga soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaw uu ka dhacay Qarax dhawaqiisa lagamaqalay guud ahaan magaaladaasi.


Warar hordhac ah oo aynu helnay waxay sheegayaan in Qaraxaan lala eegtay shaqaale ka tirsanaa Qaramada Midoobay oo saarnaa gaari bas ah, iyadoo weli war rasmi ah aan laga helin qaraxaan nooca uu ahaa.

Jawiga magaalada Garoowe ayaa aad isku bedalay, waxaana halka qaraxaan uu ka dhacay ku baxay ciidamada maamulka Puntland.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco afkashacabka.com









Contact@afkashaacbka.com