War Deg Dega:Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Xiligay Dhacayso Doorashadu.

0
Tuesday April 21, 2015 - 12:38:24 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Dega:Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Xiligay Dhacayso Doorashadu.

    Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay xiliga ay dhici doonto doorashada madaxtinimada iyo golaha wakiilada Somaliland,sida ay ku sheegeen shir jaraa'id oo ay saaka ku qabteen magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay xiliga ay dhici doonto doorashada madaxtinimada iyo golaha wakiilada Somaliland,sida ay ku sheegeen shir jaraa'id oo ay saaka ku qabteen magaalada Hargeysa.

Guddida ayaa sheegay in doorashadu dhici doonto 1 bisha June ee sannadka 2016-ka,iyada oo inta ka horaysana loo sii diyaar garoobi doono habkay u qabsoomayso doorashadaasi.

Waxaana iyadana la hirgelin doonaa diwaangelinta codbixiyeyaasha oo uu madaxweynaha Somaliland dhowaan digreeto ku cayimay xiliga ay dalka ka bilaabmayso,waxaana la filayaa inay tani soo afjarto khilaaf dhinaca doorashada iyo dib u dhaceeda ahaa oo beryahaasi ka dhex taagnaa xukumada iyo xisbiyada mucaaridka ah.



Contact@afkashacabka.com