Maxkamad Ku Taala Dalka Masar Oo Madaxwaynihii Hore Ee Dalkaasi Maxamad Mursi Ku Xukuntay 20 Sano Oo Xadhig Ah.

0
Tuesday April 21, 2015 - 13:04:36 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad Ku Taala Dalka Masar Oo Madaxwaynihii Hore Ee Dalkaasi Maxamad Mursi Ku Xukuntay 20 Sano Oo Xadhig Ah.

    Waxaa Lagu Eedeeyey, Isaga Iyo Masuulyiin Kale Oo Ka Tirsan Hogaamiyeyaasha Ururka Akhwaanul-Muslimiinka, Inay Kiciyeen Taageerayaashooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Lagu Eedeeyey, Isaga Iyo Masuulyiin Kale Oo Ka Tirsan Hogaamiyeyaasha Ururka Akhwaanul-Muslimiinka, Inay Kiciyeen Taageerayaashooda

Maxkamad Ku Taalla Dalka Masar Ayaa Lagu Wadaa Inay Go'aankii Ugu Horeeyey Ka Gaadho Tiro Kiisas Ah Oo Dhan Ka Ah Madaxweynihii Hore, Maxamed Mursi, Oo Milaterigu Ay Xukunka Ka Tureen Sannadkii 2013.


Boqollaal Ka Tirsan Taageerayaasha Akhwaanul-Muslimiin Ayaa Dil Lagu Xukumay, Kooxdaas Waxaa Mamnuucay Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi.
Waxaa Lagu Eedeeyey, Isaga Iyo Masuulyiin Kale Oo Ka Tirsan Hogaamiyeyaasha Ururka Akhwaanul-Muslimiinka, Inay Kiciyeen Taageerayaashooda Oo Dilay Wariye Iyo Banaanbaxayaal Mucaarad Ah, Isku Dhacyo Ka Dhacay Dibadda Qasriga Madaxtooyada. Kooxda Difaacaysa Mursi Ayaa Sheegaya In Uu Wajihi Karo Ciqaab Dil Ah.

Ikhwaanku Waxay Madaxweynaha Ku Eedeeyeen In Nidaamka Caddaaladda Uu U Isticmaalayo Hub Ahaan.


Contact@afkashacabka.com