Dawlada Maraykanka Oo Shaca Ka Qaadaay Inay Xeebaha Dalka Yaman Usoo Dirayso Laba Markan O Kuwa Dagaalka

0
Tuesday April 21, 2015 - 13:04:36 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Maraykanka Oo Shaca Ka Qaadaay Inay Xeebaha Dalka Yaman Usoo Dirayso Laba Markan O Kuwa Dagaalka

    Xukuumada Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in labo maraakiibta dagaalka ah ay u dirayso, xeebaha dalka Yemen, talabadaas oo lagu sheegay mid loogu diyaar garoobayo, haddii dagaalada ka socda dalkaasi ay xoogaystaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in labo maraakiibta dagaalka ah ay u dirayso, xeebaha dalka Yemen, talabadaas oo lagu sheegay mid loogu diyaar garoobayo, haddii dagaalada ka socda dalkaasi ay xoogaystaan.


 

Go’aankan Maraykanku ugu maraakiibta dagaal ugu dirayo Yemen ayaa ku soo beegmaya xili duqayn culus ay dalka Yemen ku hayaan, isbahaysiga Sucuudigu hogaamiyo, oo Maraykanku si wayn u taageeray hawl galadooda ay kaga soo hor jeedaan Maleeshiyada Xuutiyiinta.



Contact@afkashacabka.com