Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Agab Kuwa Waxbarashada Iyo Ciyaaraha Ahba Guddoonsiiyey Dugsiga Sheekh Ibraahim Ee Burco.

0
Saturday April 05, 2014 - 08:17:53 in by Super Admin
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Agab Kuwa Waxbarashada Iyo Ciyaaraha Ahba Guddoonsiiyey Dugsiga Sheekh Ibraahim Ee Burco.

    Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilimi "Bidhi" Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada Burco Ayaa Qalab Kala Duwan Oo Ka Kooban Waxbarshada Iyo Ciyaaraha Ku Wareejiyay Maamulka Wasaarada Waxbarshada Iyo Maamulka Dugsiga Sheekh Ibraahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilimi "Bidhi" Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada Burco Ayaa Qalab Kala Duwan Oo Ka Kooban Waxbarshada Iyo Ciyaaraha Ku Wareejiyay Maamulka Wasaarada Waxbarshada Iyo Maamulka Dugsiga Sheekh Ibraahim

Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilimi "Bidhi” Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada Burco Ayaa Qalab Kala Duwan Oo Ka Kooban Waxbarshada Iyo Ciyaaraha Ku Wareejiyay Maamulka Wasaarada Waxbarshada Iyo Maamulka Dugsiga Sheekh Ibraahim Kaas Oo Uu Xildhibaanku Ugu Tala Galay In Kor Logu Qaado Aqoonta Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha.10176903_616963435041064_1935708955_o10177085_616963505041057_206522155_oQalabkan Oo Ka Kooban Samuurado Casri Ah Oo Lagu Dhigto Jaamacadaha Iyo Iskuulada Sar Sare Ee Dalalka Horumaray Ayaa Noqonaysaa Dugsigii Ugu Horeeyay La Jaan Qaada Waxbarshada Casriga Ah Isagoona Xildhibaanku Hore U Mataneeyay Waxbarshada Dugisgan Iyo Dugsi Sare Oo Kuyaala Dalka Ingiriiska Oo Lagu Magacaabo Cromhall School Oo Ku Yaala Magaalo Madaxda Labaad Ingiiriska Birminghm, Sidoo Kale Qalabkan Uu Xildhibaanku Wareejiyay Dugsiga Shiikh Ibraahin Ayaa Waxaa Ku Jiray Laptob Dell Ah Diraysyo Kubado Iyo Biraha Alaamitada Kuwaas Oo Dugsigan Ka Dabooli Doona Baahiyo Badan.10175849_616963528374388_540076620_o10152081_616963555041052_1909618541_oIsuduwaha Wasaarada Waxbarshada Gobolka Togdheer Cabdi Axmed Siciid Ayaa Si Balaadhan Ugu Mahad Celiyay Xildhibaan Bidhi Taakulaynta Uu Mar Walba La Daba Joogo Bahada Waxbarshada Iyo Caafimaadka Isagoona Ku Tilmaamay Mid Ka Sheegan Xildhibaanada Burco Waxaana Uu Ugu Baaqay Inuu Halkaasi Ka Sii Waddo Dedaalkiisa Bulshaduna Waa Ogtahay Buu Yidhi Cida Wax Qabanaysa.

Maamulaha Dugsiga Shiikh Ibraahin Burco C/Raxmaan Axmed Cawad Ayaa Isna Dhankiisa Tilmaamay Inaan Deeqdani Ahayn Tii Ugu Horaysay Ee Xildhibaanku Soo Gaadhsiiyo Dugsigan Balse Uu Dhowaana U Keenay Borojagtar Anfacay Dugsigan Tanina Ay Wax Weyn Ka Tari Doonto Horumarinta Dugsigan Buu Yidhi Waxaa Uu Sidoo Kale Sheegay Maamulahu Inay Abaalkaas U Hayn Donaan Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilimi Oo Waxqabadkisu Noqday Mid Ifay.

Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi Ayaa Isna Sheeegay In Dugsigan Shiikh Ibraahin Ka Mid Yahay Goobaha Udub Dhexaadka U Ah Goobihii Codka Doorasho Ku Soo Saaray Islamarkaana Uu Garawsan Yahay Muhiimada Uu Waxabsrahada Ku Leeyahay Waxaana Uu Tilmaamay In Agabkan Uu Ka Keenay Inta Badan Dugsi Kale Oo Ay Mataano Yihiin Dugsigan Shiikh Ibraahin Oo Aad Caan Uga Ah Dalka Ingiriiska Isagoona U Balan Qaaday Inaanay Noqon Doonin Tii U Danbaysay Ee La Soo Gaadhsiiyo Dugsigan Shiikh Ibraahin

Xubno Kamid Ah Ardayda Iyo Macalimiinta Dugsiyada Shiikh Ibraahin Burco Ayaa Si Kal Iyo Laab Ah Ugu Mahad Celiay Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi Bidhi Oo Ay Ku Tilmameen Masuul Waxbad U Qabtay Dugsigan Shiikh Ibraahin Degmada Gobolka Iyo Guud Ahaan Dalka Oo Lagu Xasuusto Wakhtigii Ciyaaraha

Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilimi Bidhi Oo Ah Xildhibaanka Keliya Ee Qurba Jooga Ka Ah Xildhibaanada Burco Ayaa Tan Iyo Intii La Doortay Ee Uu Kamid Ahaa Xildhibaanada Burco Sameeyay Waxqabad Muuqda Oo Aan La Dafirikarin Kuwaas Oo Ay Mahadiyeen Bulshaduna.

Ugu Danabyntii Xildhibaan Bidhi Waxaa Halkaasi Lagu Gudooonsiiyay Shahaado Sharaf Ay Ku Mamuuseen maamulka     Dugsiga Sheekh ibraahin taasoo uu ku mutaystay bay yidhaahdeen Waxqabdkiisa.





Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com