Fanaanad Ka mid ah Xidigaha Geeska oo Lagu qabtay Madaarka Hargeysa Xilli ay U duulaysay Magaalada Muqdisho

0
Saturday April 05, 2014 - 16:55:11 in by Super Admin
  • Visits: 1210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanad Ka mid ah Xidigaha Geeska oo Lagu qabtay Madaarka Hargeysa Xilli ay U duulaysay Magaalada Muqdisho

    Fanaanada Ayaa La Sheegay In Lagala Soo Dagay Diyaarad Ku Socotay Magaalada Muqdisho Oo Ay Rabtay Inay Tagto Magaaladaasi,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanada Ayaa La Sheegay In Lagala Soo Dagay Diyaarad Ku Socotay Magaalada Muqdisho Oo Ay Rabtay Inay Tagto Magaaladaasi,

Faananada Ifraax Hargeysa Oo Kamida Kooxda Xidigaha Geeska Ayaa Haatan Naloo Xaqiijiyay Inay Ku Xidhintahay Airportka Caasimada Hargeisa Ee Cigaaal International Airport.

 

Fanaanada Ayaa La Sheegay In Lagala Soo Dagay Diyaarad Ku Socotay Magaalada Muqdisho Oo Ay Rabtay Inay Tagto Magaaladaasi,Hayeeshee Fananadu Markii Ay Diyarada Fuushay Ayaa Waxaa Kalasoo Degay Ciidamada Nabad Sugida Airportka,Kadibna Fanaanda Waxaa Lala Yeeshay Waraysi Taas Oo Markii Danbana Sababtay In La Xidho.

Fanaanadan Oo Ka Tirsan Kooxda Xidigaha Geeska Ayaa La Sheegayaa Inuu Xadhigeeda Ka Danbeeyo Kadib Markii Qayb Kamida Fanaaniintaasi Xidgaha Geesku Maal Mihii Ugu Danbeeyay Ku Sugnaayeen Caasimada Soomaliya Ee Muqdisho Taas Oo Ay Faananadanna Rabtay Inay Ka Daba Tagto Kooxdaa Ay Ka Tirsanayd.




Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com