Xildhibaan Indho Indho oo Xisbiyada iyo komishanka ka codsaday inay Doorashada Gaadhsiiyaan Gobolada Bariga oo aanay is Xambaar ku imanin Mudanayasha Sool iyo Buuhoodle ugelaya Golaha Wakiialda

0
Tuesday May 05, 2015 - 10:12:11 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Indho Indho oo Xisbiyada iyo komishanka ka codsaday inay Doorashada Gaadhsiiyaan Gobolada Bariga oo aanay is Xambaar ku imanin Mudanayasha Sool iyo Buuhoodle ugelaya Golaha Wakiialda

    Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamuud Xasan (Indho-indho) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay haddii ay doorashooyinku ka dhici waayaan deegaanada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamuud Xasan (Indho-indho) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay haddii ay doorashooyinku ka dhici waayaan deegaanada
Hartidu degto inay ka dhici waayaan deegaanada Hartidu degto inay waxyeelo badani soo gaadhi doonto Somaliland, isla markaana aanay aqbalayn in doorasho dambe la yidhaahdo waa la idin xambaarayaa.

Xildhibaan Indho indho wuxuu sidaa ku sheegay mar uu la hadlay warbaahinta dalka waxaana yidhi"Halkan waxaan isugu keen yeedhay laba qodob, horta in aan idin caddeeyo deegaanada Hartigu degaan toddobadii doorasho aanay ka dhicin, maantana haddii ay ka dhici waydo doorashadu ay waxyeelo badan soo gaadhi doonto Somaliland, ma aqbalayno doorasho dambe oo la yidhaahdo waa la idin xambaarayaa, waxaanan ka yeelayn asxaabta, komishanka, maamulkii dalku wuu jooga.”ayuu yidhi Xildhibaan indho indho

 

Sidoo kale, xildhibaanku wuxuu sheegay in cidkasta oo danaynaysa doorashooyinka Somaliland ay ku khasbi doonaan in doorashadda la gaadhsiiyo deegaanadooda "Waxaanu ku khasbayna cidkasta oo doorashada danaynaysaa in ay doorashadaasi dalkaygii ka dhacdo oo aan dib naloo xambaarin, inter Peace waxaan uga digayaa wixii ay waagii dhawayd ka samaysay Garoowe ee saxaaradihii Buuhoodle iyo Taleex dhulka Hartigu dego keentay, inay ka waantoowdo wax qarannimada Somaliland mugdi galinayaa in aanay ku kalifin.”

 

Dhinaca kale, xildhibaanku wuxuu sheegay in kuraasidoodii Baarlamaanku bannaan yihiin "Asxaabta waxaan leeyahay waar raaca xukuumadda oo ka fura dadkii doorashadda ka tartami lahaa Golaha Wakiiladda oo yaan dib naloo xambaarin, waad ogtihiin raggaa maanta golaha wakiiladda haysta oo kuraasidaydii oo dhami way maqan