Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka John Kerry Oo Maanta Gaadhay Dalka Jabuuti

0
Wednesday May 06, 2015 - 15:33:19 in by Burco Office
  • Visits: 547
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka John Kerry Oo Maanta Gaadhay Dalka Jabuuti

    Jabuuti(AFKA)Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa maanta Gaadhay caasimada dalka Jabuuti ee Jabuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabuuti(AFKA)Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa maanta Gaadhay caasimada dalka Jabuuti ee Jabuuti.



Kerry ayaa kulamo la qaadan doona Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyagoo kawada hadli doona Arrimah la dagaalkan Argagaxisada, Colaada ka taagan dalka Yemen iyo Weliba iskaashiga Jabuuti iyo Maraykanka.

John Kerry ayaa sidoo kale booqan doona saldhiga Milatari ee uu Maraykanku ku leeyahay dalka Jabuuti oo ah kan ugu weyn ee geeska Afrika.

Kerry ayaa ku jira safar dheer oo uu ku marayo dalalka geeska afrika waxana uu soo maray Kenya iyo Soomaaliya


Contact@afkashacabka.com