Daawo Gud.Xisbiga Wadani Ee G/Awdal Oo Musuq-maasuq iyo Maamul xumo Baahsan ku Eedeeyay Mamulka Gobolka iyo ka Deg Borama

0
Wednesday May 06, 2015 - 15:49:33 in by Burco Office
  • Visits: 558
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Gud.Xisbiga Wadani Ee G/Awdal Oo Musuq-maasuq iyo Maamul xumo Baahsan ku Eedeeyay Mamulka Gobolka iyo ka Deg Borama

    Borama(Afka)Gudoomiyaha xisbiga wadani ee Gobolka Awdal mudne Cabdikariin Maal ayaa ku eedeeyay Musuq-maasuq iyo Maamul xumo Baahsan maamulka Gobolka iyo kan degmada Boorama,waxa kale uu Gudoomiyahu sheegay inay dayn la ciir ciirayso dawlada hoose ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Borama(Afka)Gudoomiyaha xisbiga wadani ee Gobolka Awdal mudne Cabdikariin Maal ayaa ku eedeeyay Musuq-maasuq iyo Maamul xumo Baahsan maamulka Gobolka iyo kan degmada Boorama,waxa kale uu Gudoomiyahu sheegay inay dayn la ciir ciirayso dawlada hoose ee degmada boorama sidoo kalena waxa uu uga digay golaha guurtida inay mudo kornin aan loo baahnay ay usameeyaan xukuumada kulmiye.


contact@afkashacabka.com