DUGSIGA CANDLE LIGHYT OO SHAHAADOYIN GUDOONSIIYEY 70 ARDAY OO KA QALINJABIYAY XIRFADAHA KALA DUWAN EE DUGSIGAASI LAGU BARTO+SAWIRO

0
Saturday April 05, 2014 - 22:41:37 in by salman abdi
  • Visits: 875
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DUGSIGA CANDLE LIGHYT OO SHAHAADOYIN GUDOONSIIYEY 70 ARDAY OO KA QALINJABIYAY XIRFADAHA KALA DUWAN EE DUGSIGAASI LAGU BARTO+SAWIRO

    Munasibad Baladhan oo Shahadooyin Lagu gudoonsiyay 70 Arday Oo oo Wax kabartay Dugsiga Candligt Ee Magalada Burco oo Kale Bartay Saxafada iyo Cafimadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munasibad Baladhan oo Shahadooyin Lagu gudoonsiyay 70 Arday Oo oo Wax kabartay Dugsiga Candligt Ee Magalada Burco oo Kale Bartay Saxafada iyo Cafimadka


Dugsiga Candle Lighyt Ee  Ka Mida Dugsiyada Gobolka Togdheer Ayaa Shahaadooyin Gudoonsiiyey Arday Kala Duwan Oo Barta Noocyada Xirfadaha Kala Duwan Kuwaasi Oo Kala Ahaa Barashada Xirfada Saxaafada Iyo Waliba Barshada Caafimaadka (Nursingka) Waxaana Qalinjabinta Ardaydaasi Kala Soo Qayb Galay Gudoomiye Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada Ee Gobolka Togdheer Gudoomiyaha Haayada Candle Ligyt Mr Xasan Maamulka Iyo Macaliinta Iyo Waliba Masuuliyiin Kale.

 

Waxaana Ugu Horayntiiba Munaasibadaasi Ka Hadlay Farxaan Maxamed Biixi Oo Ah  Macaliiinta Soo Saaray Ducdahani Kala Duwan Waxanu Ka War Bixiyey Mar-Xaladahii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Mareen Ardaydani Kala Duwan Ee Loo Qabtay Munaasibadani Qalinjabineed.

 

Geesta Kalana Waxa Isaguna Halkaasi Ka Hadlay Mr Xasan Faroole Oo Ah Gudoomiyaha Haayada Candle Lighyt  Kaasi Oo Ugu Horayntiiba Hambalyo U Diray Dhamaanba Ardaydii Kala Duwanaa Ee Ka Qalinjabiyey Qaybaha Kala Duwan Ee Waxbarashada Waxaanu Sidoo Kale Sheegay Oo Uu Ku Waaniyey Ardaydaasi Kala Duwan In Ay Uga Faa,iideeyaan Cilmigay Bareen Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan.

Gabagabadii Munaasibadaasina Waxa Soo Af-Meeray Munaasibadaasi Shahaadooyinkaasi Gudoonsiiyey Ardaydaasi Gudoomiye Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada Ee Gobolka Togdheer Waxaana Hadalo Kooban Oo Waano Iyo Wax U Sheeg U Badnaa Oo Uu Halkaasi Ka Soo Jeediyey  Ardayaasi Ka Qalinjabisay Dugsiga Candle Lighyt Qaybtiisa Barashasa Xirfadaha Kala Duwan.

Si Kastaba Ha Ahaatee Dugsiga Candle Lighyt Ayaa Ka Mida Dugsida Ugu Firfircoon Ee Ku Yaala Gudaha Gobolkani Togdheer Ayadoona Ay Mar Kasta Ka Soo Baxaan Arday Kala Duwan Oo Bartay Xirfadaha.

Afkashacabka.com

Burco/Office
Contact@Afkashacabka.com