Jilaa Caan Ah Oo Lagu Xukumay 5 Sano Oo Xadhig Ah Iyo Dambiga Lagu Helay.

0
Thursday May 07, 2015 - 12:43:16 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jilaa Caan Ah Oo Lagu Xukumay 5 Sano Oo Xadhig Ah Iyo Dambiga Lagu Helay.

    Mid ka mid ah jilayaasha ugu caansan aflaamta Hindiya, Salman Khan, ayaa lagu xukumay shan sano kadib markii lagu helay dambi ah inuu gaadhi isagoo cabsan ku dilay nin darbi jiif ahaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid ka mid ah jilayaasha ugu caansan aflaamta Hindiya, Salman Khan, ayaa lagu xukumay shan sano kadib markii lagu helay dambi ah inuu gaadhi isagoo cabsan ku dilay nin darbi jiif ahaa.



Salman Khan oo 49 jir ah, kana tirsan xidigaha Bollywood, waxaa lagu eedeeyay inuu jiidhsiiyay gaadhigiisa tiro dad ah oo hurday wadada dhinaceeda magaalada Mumbai sanadkii 2002-dii.
Mid ka mid ah dadkaasi, Nuur Ullah Khan, ayaa geeriyooday.
Khan ayaa sheegay in darawalkiisa uu eedda lahaa, balse dhowr goobjooge ayaa sheegay in jilaaga uu waday gaadhiga, kana cararay goobta markii shilku dhacay. Xukunkan ayaa racfaan laga qaadan karaa.



Contact@afkashacabka.com