Dalka Britain malaayiin ayaa u dareeraya doorashada guud ee dalkaasi, iyada oo cidbixintu ay billaabmatay 20 Minit Kahor

0
Thursday May 07, 2015 - 12:43:46 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Britain malaayiin ayaa u dareeraya doorashada guud ee dalkaasi, iyada oo cidbixintu ay billaabmatay 20 Minit Kahor

    Dalka Britain malaayiin ayaa u dareeraya doorashada guud ee dalkaasi, iyada oo cidbixintu ay billaabaneyso 7-da aroornimo ee Britain oo ku beegan 9 barqanimo ee saacadda geeska Afrika. In ay codkooda dhiibtaan Waxaa isu diiwaan galiyay kontan milyan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka Britain malaayiin ayaa u dareeraya doorashada guud ee dalkaasi, iyada oo cidbixintu ay billaabaneyso 7-da aroornimo ee Britain oo ku beegan 9 barqanimo ee saacadda geeska Afrika. In ay codkooda dhiibtaan Waxaa isu diiwaan galiyay kontan milyan oo ruux Codbixintana waxaa la soo xidhi doonnaa 9-ka fiidnimo ee khamiista.

Tartan-ka ayaa lagu go'aamin doono cidda maamuli doonta Xafiiska Ri'sal wasaaraha iyo hogaaminta waddankaasi shanta sano ee soo socota.

Sidaa unbay soo ahaan jirtay, balse hadda, waxaa jirta in aan si buuxda loo saadaalin karin natiijadda doorashada iyo cidda noqonaysa Rai'sal wasaare.


Contact@afkashacabka.com