Dawladda Yemen Oo Dawladaha Calamka Ka Codsatay Ciidamo Shisheeye.

0
Thursday May 07, 2015 - 12:43:51 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Yemen Oo Dawladaha Calamka Ka Codsatay Ciidamo Shisheeye.

    Dawladda Yemen Oo Dawladaha Calamka Ka Codsatay Ciidamo Shisheeye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Yemen Oo Dawladaha Calamka Ka Codsatay Ciidamo Shisheeye.

men ayaa ugu baaqday Qaramada midoobay in si dhaqsa ah ay u ansixiso ciidamo shisheeye oo faragelin ku sameeya dalka si loo badbaadiyo dalka.

Yemen waxay doonaysaa in ciidamadaas ay gaar ahaan tagaan magaalooyinka Cadan, iyo Taiz.


Falaagada Xuutiyiinta ayaa ku sii dhowaanaya magaalooyinkan inkastoo ay weli socoto duqeynta cirka ah ee uu hormuudka ka yahay Sacuudiga.
Warqadda ay Yemen u qortay gollaha ammaanka ee Qaramada midoobe ayaa sharciyan u fasaxaysa ciidamada shisheeye in ay sameeyaan faragelin.


Contact@afkashacabka.com