Madaxwaynaysh Kenya Iyo Somalia Oo Kawada Hadlay Hawl galada Lagu Qabqabanayaoa Somlalida Ku Dhaqan Nairobi.

0
Sunday April 06, 2014 - 07:53:07 in by salman abdi
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaysh Kenya Iyo Somalia Oo Kawada Hadlay Hawl galada Lagu Qabqabanayaoa Somlalida Ku Dhaqan Nairobi.

    Madaxweynayaasha Kenya iyo Soomaaliya Uhurru Kenyatta iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ay Nairobi ku yeeshee ku heshiiyay in la joojiyo qab-qabashada ay booliska Kenya ka wadaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynayaasha Kenya iyo Soomaaliya Uhurru Kenyatta iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ay Nairobi ku yeeshee ku heshiiyay in la joojiyo qab-qabashada ay booliska Kenya ka wadaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Safiirka Soomaaliya ee Kenya Cali Maxamed America ayaa sheegay in labada mas’uul ay isku afgarteen in dadkii lagu qab-qabtay howlgalladii Islii ay safaaraddu baadhidoon ku samayso lana sii deyn doono wixii sharci haysta, Halka kuwii aan sharci haysanna lagu wareejin doono dowladda Soomaaliya.

Booliska Kenya ayaa magaalada Nairobi, gaar ahaa Eastliegh waxay ka wadaan baarityaanno lagu bartilmaameedsanayo Soomaalida halkaasi dagan, Waxaana maalmihii u danbeeyay la qab-qabtay dad badan oo boqollaal gaadhaya,

Booliska ayaa howgalladan bilaabay kadib markii toddobaadkii hore ay qaraxyo ka dhaceen xaafadda Islii.

Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
Contact@Afkashacabka.com