Raisul Wasaare Cumar oo lagu wargaliyay in bari uu hortagi doono Golaha shacabka

0
Saturday May 09, 2015 - 00:38:03 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raisul Wasaare Cumar oo lagu wargaliyay in bari uu hortagi doono Golaha shacabka

    Gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Somalia ayaa go'aamiyay sabtida inagu soo aadan Baarlamaanka Somalia uu hortago Raisul Wasaare Cumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Somalia ayaa go'aamiyay sabtida inagu soo aadan Baarlamaanka Somalia uu hortago Raisul Wasaare Cumar

C/rashiid Cali Sharmaake si uu u soo gudbiyo qorsho howleedka xukuumadiisa ka harsan sida uu noogu waramay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ah gudoomiye ku xigeenka gudiga arimaha gudaha iyo Amniga Baarlamaanka goobjoogna ka ahaa kulanka gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka.

Gudiyada joogtada ah ee baarlamaanka ayaa isku raacay in maalinta Sabtida ah loo qeybiyo Mooshinka ka dhanka ah baarlamaanka Jubbaland oo dhawaan loo gudbiyay gudoonka sare ee baarlamaanka kaas oo ay soo aqrisan doonaan.

Gudiyada joogtada ah ee baarlamaanka Somalia ayaa dajiyay todobaadka soo socda qorsho howleedka baarlamaanka uu ku shaqeyn doono.

Contact@afkashacabka