Daawo: Biriij isku xidhaya Hargeysa iyo Oodweyne oo Xadhiga laga jaray

0
Saturday May 09, 2015 - 08:06:08 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Biriij isku xidhaya Hargeysa iyo Oodweyne oo Xadhiga laga jaray

    Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa hirgelisay biriij isku xidhaya gobolka Maroodi-jeex iyo Oodweyne, kaasi oo iska kaashadeen hay'adaha ku mideysan mashruuca JPLG.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa hirgelisay biriij isku xidhaya gobolka Maroodi-jeex iyo Oodweyne, kaasi oo iska kaashadeen hay'adaha ku mideysan mashruuca JPLG.

Biriijkan ayaa waxa xadhigga ka jaray Maayar ku xigeenka Hargeysa, Cabdicasiis Cagaweyne.