Xoghayihii Guud ee Xisbigii Burburay ee UDUB oo Muddo Dheer kadib Warbahinta ka Soo Muuqday Kana Hadlay Diidmadii Cirro ee Go'aanka Xisbiyada Qaranka

0
Sunday May 10, 2015 - 09:11:10 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayihii Guud ee Xisbigii Burburay ee UDUB oo Muddo Dheer kadib Warbahinta ka Soo Muuqday Kana Hadlay Diidmadii Cirro ee Go'aanka Xisbiyada Qaranka

    Xoghayihii Xisbigii Burburay ee UDUB Jaamac Yaadin Faarax (Jug Soo Dhacay) ayaa sheegay in diidmada Guddoomiyaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayihii Xisbigii Burburay ee UDUB Jaamac Yaadin Faarax (Jug Soo Dhacay) ayaa sheegay in diidmada Guddoomiyaha

Xisbiga WADANI ku diiday heshiiski Axsaabtu uu yahay Geesinimo dhamaystiran, sidaana wuxuu ku sheegay qoraal kooban oo uu ka soo diray MagaaladaLyon ee cariga Faransiiska oo uu deganyahay,kaas oo nuqul kamid ah uu soo gaadhsiiyay Shabakadda Wararka ee Somalilandtoday, wuxuuna u dhignaa sidan.

"Mawqifka Guddoomiye Cirro waxuu karaameeyey go,aankii G.D.Q.Wuxuu mas’uuliyad hufan tusay caalamka tixgeliya ee taakuleeya hanaanka wacan ee geedi- socodka dimoqaraadiyadda ummadda Somaliland, ee jecel nabadda iyo horumarka fayow.

Waxay ceebi raaci cidda laba boglaynaysa ee maanta qaawanaanta usoo ban baxday, kana kooban iimaan-lawayaal aan u tudhayn mustaqbalka shacbiga horta ah ee tashaday.

Aragnay mabda- xumada faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi Cabdi.Balse aan eegno waxay yeelaan xubnaha maanta jooga Golaha Guurtiga ee u eg, inaanay runtii ahaan guurti u tudhaysa masiirkii ummadda Somaliland qaadatay, ee ahayd :gobonimo iyo midnimo qaran oo buuxda. 



Contact@afkashacabka.com