"Anigu Haddaad Diidaan Go'aankayagaas, Somaliland Waan ka tegayaa, Ma Doonayo inaan ka Qaybgalo Qaska soo Socda, Waxa Dhacaya iyo Waxa soo Socdana Waan ogahay" Eng Faysal Ali Warabe

0
Sunday May 10, 2015 - 09:25:38 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Anigu Haddaad Diidaan Go'aankayagaas, Somaliland Waan ka tegayaa, Ma Doonayo inaan ka Qaybgalo Qaska soo Socda, Waxa Dhacaya iyo Waxa soo Socdana Waan ogahay" Eng Faysal Ali Warabe

    Eng Faysal Ali warabe oo khudbad Xaasaasi ah u jeediyey Golaha Guurtida, kuna Duray Guddomiye Cirro isagoo Talo na u soo jeediyey Guurtida, kuna baaqay inay Qaranka u hiiliyaan, Waxa uu tilmaamay inu yahay Siyaasiga ugu Dheefta yar siyaasinta Dalka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Eng Faysal Ali warabe oo khudbad Xaasaasi ah u jeediyey Golaha Guurtida, kuna Duray Guddomiye Cirro isagoo Talo na u soo jeediyey Guurtida, kuna baaqay inay Qaranka u hiiliyaan, Waxa uu tilmaamay inu yahay Siyaasiga ugu Dheefta yar siyaasinta Dalka, haddana uu maalin walba Ceebayn kala kulmo siyaasinta kale, wuxu kalo u soo jeediyey Guurtida inay qanciyaan Guddomiye Cirro oo shaki wayn ka qaba inaanu fulayn go'aankoodu, waxanu kala Dooran siiyey inay u kala Hiiliyaan Aragtida Qaran ee UCID iyo KULMIYE sidaan iyo Aragtida Cirro iyo Xisbigiisa Contact@afkashacabka.com