Kooxo u kala Ciyaara Laba Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Degaanka Burco oo Cayaar xiiso badani ku dhex martay Garoon casri ah oo laga Furay Burco

0
Wednesday May 13, 2015 - 07:59:05 in by salman abdi
  • Visits: 960
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxo u kala Ciyaara Laba Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Degaanka Burco oo Cayaar xiiso badani ku dhex martay Garoon casri ah oo laga Furay Burco

    Burco (Afka)Ciyaar Xiiso Badnayd Oo Ahayd Furitanka Garoon Casri Ah Oo Laga Hiragaliyay Magaalda Burco Ayaa Waxa Isku Haleelay Laba Koxod Oo ay Kala Wateen Xildhibaan Cabdi Laki iyoXildhibaan Mubarig(Bidhi)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco (Afka)Ciyaar Xiiso Badnayd Oo Ahayd Furitanka Garoon Casri Ah Oo Laga Hiragaliyay Magaalda Burco Ayaa Waxa Isku Haleelay Laba Koxod Oo ay Kala Wateen Xildhibaan Cabdi Laki iyoXildhibaan Mubarig(Bidhi)


Iyada Oo Ay Koxda Mubarig( Bidhi) Ay Dhulka Jiiday Kooxda Cabdi Laki kadib Marki Ay Kabaha Kula Dul Mareen 4 iyo 2

 


Bilwagi Kubada Waxa Kubbad Qurux Badan Shabaga Soo Taabsiyay Xildhibaan (Bidhi) Waxaanay ciyaartani ay ahayd mid ka duwan ciyarihii hore uga dhici jiray gobalka togdheer, Kulankani Oo Ula Jedkisu Ahaa In Madax Iyo Mijaba Lawada Ciyari Karo Kubadda Cagata iyo Waliba Ciyaraaha Fudud Isla markana ah Mid Lagu Dhiri Galinayay Dhalinta G/Togdheer inay ku dhiradaan ciyaraha noocyadooda kale duwan,Xildhibaan (Bidhi) Oo la hadlayay warbaahinta markii uu soo dhamaday ciyaartaasi ayaa waxa ka mid ahaa hadalidisii sida tan:
"Aadbaan Ugu Farax Sanahay Garomada Casriga Ah Ee Magalada Ku soo Badanaya Kulankana Waxa Anu Uu Soo Ababaulnay Inana Tusno Dadwaynaha Reer Somaliland In Burco Tahay Hoyada Ciyaraha Soomaliland Reer Burco Waxan Kula Dar daramaya In Ay Horumarka meel Uga Soo Wada Jestaan Kalinta Aay Ku Hogaminayean gobalada Somaliland ay so celiyaan”


Geba Gebadi Ciyaratasi Ayaa ku Soo Dhamatay Afar iyo Laba gool waxaanay guushu raacday kooxdaasi uu kabtanka u ahaa xildhiban mubaarig yuusuf bidhi,