Weerar Lagu Qaaday Shiicada Pakistan Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
Saraakiisha dalka Pakistan ayaa sheegaya in afartan iyo seddax qof lagu dilay weerar lagu qaaday bas ay saarnayeen dad shiico ah oo marayay magaalada Karachi
.
Rag hubaysan oo watay mootooyin ayaa lagu soo waramayaa in ay hareereyeen baska, kaddib ay gudaha u galeen, si aan kala sooc lahayna ay rasaas ugu fureen dadkii saarnaa baska.