Fadhigii Golaha Wasiiradda Ee Djibouti Oo Mar Kale Tageero U Muujiyay Dawladda Dalka Yaman .

0
Thursday May 14, 2015 - 21:39:19 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadhigii Golaha Wasiiradda Ee Djibouti Oo Mar Kale Tageero U Muujiyay Dawladda Dalka Yaman .

    Fadhigii golaha wasiiradda ee Jabuuti ayaa laga hadlay xalaadda dagaal ee ka aloosan dalka yemen iyadu xalaaddaha amni iyo bi'ni aadamino ay aad uga sii darayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadhigii golaha wasiiradda ee Jabuuti ayaa laga hadlay xalaadda dagaal ee ka aloosan dalka yemen iyadu xalaaddaha amni iyo bi'ni aadamino ay aad uga sii darayaan.



Fadhigaa intii uu socday, waxa mar kale jamhuuriyadda jabuuti ay tageero u muujisay dawladda rasmiga ah iyo shacabka dalka yemen ee aynu saxiibka nahay .
Kulankaas golaha wasiiradda ee doraad waxa sido kale la isla soo qaday, qaxootiga farabadan ee maalin ba maalinta ka dambaysa soo gadhaya dalka Djibouti iyo sidii kalmo bini'aadamino loogu fidin lahaa .

Waxa kulaaanka golaha wasiiradda lagu meel mariyay, mashruuc qaraar, oo dhigaya ka qayb galka jamuriyadda jabuuti samaynta ciidamado oo ay yeelato afrikada Bari.

 

Ciidamadaan aya ilaa imika ka kooban 10 dawladood oo afrika ah, ujeedada

samayntooduna tahay sidii ay xaaladdaha amniga ee Afkrika ay uga shaqayn lahayeen

Isla fadhigaa golaha, wasiirada waxa la ansixiyay isla markana wax ka baadel lagu sameeyay mashruuc xeer oo qabillsan habka loo maamulayo sanduuqa waxda waxbarashadda, farsamada gacanta iyo taboobarada .



  Contact@afkashacabka.com