Hogaamiyihii Fanaaniinta Xidiga Geeska Laabsaalax iyo Fanaanadii Waynayd ee Ikraan Jaamac oo lagu Xidhay Madaarka Hargeysa oo ay ka soo degeen maanta

0
Tuesday April 08, 2014 - 15:53:23 in by Super Admin
  • Visits: 2569
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyihii Fanaaniinta Xidiga Geeska Laabsaalax iyo Fanaanadii Waynayd ee Ikraan Jaamac oo lagu Xidhay Madaarka Hargeysa oo ay ka soo degeen maanta

    Waxa Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargaysa Goor Dhawayd Lagu Xidhay Guddoomiyaha Fanaaniinta Xidigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax Iyo Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil Oo In Muddo Ah Ku Maqnaa Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargaysa Goor Dhawayd Lagu Xidhay Guddoomiyaha Fanaaniinta Xidigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax Iyo Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil Oo In Muddo Ah Ku Maqnaa Magaalada Muqdisho.

Waxa Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargaysa Goor Dhawayd Lagu Xidhay Guddoomiyaha Fanaaniinta Xidigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax Iyo Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil Oo In Muddo Ah Ku Maqnaa Magaalada Muqdisho.

Dad Goob Joog Ka Ahaa Falkan Ayaa U Sheegay Shabakada Caalamiga Ah Ee Hadhwanaagnews In Fanaan La Waydiiyey Su,Aalo La Xidhiidha Baasaboorka Soomaaliya Oo Looga Shakisan Yahay In Ay Sitaan Iyo In Kale Kaas Oo Aan Laga Ogolayn In Lala Soo Galo Gudaha Somaliland .

Ilaa Hadda Ma Cada In Labadan Fanaan La Siin Hayn Doono In Xoriyadooda Loo Soo Celin Doono.

Dhawr Maalmood Ka Hor Ayaa Ay Ahayd Markii Fanaanada Ifraax Hargaysa Sidan Oo Kale Loogu Qabtay Madaarka HargaysaIyadoo Markaasi U Sii Jeeday Dhinaca Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Qaar Ka Mid Ah Fanaaniinta Xidigaha Geeska Aya Maalmihii Ugu Dambeeyey Ku Sugnaa Magaalada Muqdisho Iyadoo Wali Aanay Cadayn U Jeedka Dhabta Ah Ee Ay Halkaasi U Tageen.

 






Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com