Burco:Kulan Laga Hadlaayey Kor U Qaadida Dhaqaalaha Ayaa Xalay Lagu Qabtay Hotel Derro Ee Magaalda Burco

0
Tuesday June 02, 2015 - 16:22:07 in by Burco Office
  • Visits: 683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco:Kulan Laga Hadlaayey Kor U Qaadida Dhaqaalaha Ayaa Xalay Lagu Qabtay Hotel Derro Ee Magaalda Burco

    Burco(AFKA)Agaasimaha Maxadka Tobabarka Shaqaalaha Dowlada Ayaa Xalay Furay Kulan Lagaga Tashanayey Hiigsiga Horumarinta Dhaqaalaha Maxalliga Ah Oo Ay Si Wada Jira Ah Iskaga Kaashadeen Golaha Horumarinta Dhaqaalaha Maxalliga Ah, Maxadka Shaqaalaha, I

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Agaasimaha Maxadka Tobabarka Shaqaalaha Dowlada Ayaa Xalay Furay Kulan Lagaga Tashanayey Hiigsiga Horumarinta Dhaqaalaha Maxalliga Ah Oo Ay Si Wada Jira Ah Iskaga Kaashadeen Golaha Horumarinta Dhaqaalaha Maxalliga Ah, Maxadka Shaqaalaha, Iyo Dawladda Hoose Ayaa Lagu Qabtay Hotel Deero Ee Magaalada Burco.


Kulankan Oo Ay Ka Qaybqaadanayeen Ganacsatada, Ardayda Jamacadaha , Wasaaradaha Ganacsiga, Qorsheynta Iyo Ururada Bulshada Ayaa Laga Dooday Sidii Looga Kor Loogu Qaadi Lahaa Dhaqaalaha Dalka

Waxa Ugu Horeynba Ka Hadlay Kulanka Agaasimaha Maxadka Tababarka Shaqaalaha Oo Sharaxaya Muhiimadda Kulankani. Guuleed Saleebaan Axmed Waxaa Yuu Yidhi " Waxaanu Ognahay Dhaqalaha Madinagaa Inyy Yahay Udub Dhaxaadka Hormarka Dhaqaale Kasta Si Loo Ilaliayo In Wadanku Kale Hore Maro In Dadna Lacag Badan Helanaa Iyo In Dadna Lacag Yar Ay Helaan Waxa Laga Marmaan Ah In La Isku Keeno Ganacsatada Maxaliga ,Dawlada Iyo Ururada Bulshada Oo Ay Isku Imadaan Oo Ay Bulshadu Ka Tashadaan Dhaqalaha Kor Lagu Qaadi Lahaa Waxa Aan Halkan Kusoo Bandhigaynaa Higsiga Saddaxdan Sanno Ee Soosacda Anagu Ka Maxad Ahaan Waxa Aan Nahay Kuwii Tageeraysay Hawashan”

Isuduwayaasha Wasaradaha Ganacsiga, Qorsheynta Iyo Guddomiyaha Rugta Ganacsiga Kulankaasi Ka Qaybgalay Ayaa Iyaguna Soo Dhoweeyey Kulankaasi Iyo Ajandaha Lagaga Hadlayey. " Waxa Aan Filayaa Inu Yahay Mashuracani Inuu Yahay Mashruuc Aad Iyo Aad U Fiican Oo Gobolka Dadka Dagan Wax Badan U Tari Doona Oo Dhaqaalahiisana Kor Usoo Qaadi Doona "Ayuu Yadhi Isuduwaha Ganacsiga Gobolka Togdheer

 

" Waan Idin Haynaa Diwaan Galintii Waxii Nila Qaban Karo Waan Idinla Qabanaynaa Meelaha Aad Doonaysaan Oo Albaabada Aad Wada Garacdaan Waxii Fan Iyo Degaan Aad Ku Helaysaan "Ayuu Yadhi Isuduwaha Wasarada Qorshaynta Ee Gobolka Togdheer

 

Waxa Iyaguna Si Mugleh Usoo Dhawayay Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Ee Gobolka Togdheer Iyo Ganacsato Kale Oo Si Wada Jira Ubaahiyay Inay Garab Buxda Siin Donaan Qorshaha Kor Lagu Qaadayo Dhaqalaha Saddaxda Sanno Ee Soosocda


 

 

 

Afkashacabka.com
Contact@afkashacabka.com