Maamulka Shabakada Caalimaga Ee Afkashacabka Oo Ka Digay In La Adeegsado Magaca Shabakada Iyada Oo La Adeegsanayo Warbaahin Kale

0
Monday June 08, 2015 - 22:26:50 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Shabakada Caalimaga Ee Afkashacabka Oo Ka Digay In La Adeegsado Magaca Shabakada Iyada Oo La Adeegsanayo Warbaahin Kale

    Maamulka Shabakada Afkashacabka Oo Warsaxafadeed Caawa Soo Saaray Ayaa Ka Hadlay Xubno Wariyayaaaa Oo Ku Hawlan Soosarida Warbaahin Lamagaca Shabakada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Shabakada Afkashacabka Oo Warsaxafadeed Caawa Soo Saaray Ayaa Ka Hadlay Xubno Wariyayaaaa Oo Ku Hawlan Soosarida Warbaahin Lamagaca Shabakada

 

Anaga Oo Ah Masuulyinta Shabakada Caalimaga Ee Afkashacabka .Com Ee Laba Jirsatay Waxaanu Uga Digaynaa Cid Kasta Oo Isku Dayda Inay samaysataan Warbaahin Kale Oo Lamagaca Shabakada Afkashacabka.Com Warbaahintaasi Nocay Doontantaba Hanaqotee Sida Wabsed,Wargays,Idaacad Iyo Telefishan Waxana Usoo Jeedinaynaa Dhamaan Bulashada Rer Somaliland Inay A Digtonadaaan Iskana Ilaaliyaan Cidkasta Oo Ku Qadhaabsanaysa Magaca Shabakada Caalimiga Ee Afkashacabka.Com

 

Waxa Kale Oo Aan Ogaysinayaa Bulshada Ina Aan Dabayaaqada Sanadkan Aan Ku Gudo Jirnay Soosaarida Wargays La Mataano Ah Shabakada IyadooOo Aanu Ka Haysano Ruqsadii iyo Liisankii Wargaysinmo Wasarada Warfaafinta iyo Meelaha ay KhusaysoWaxaanu Mar Kale Ka Digaynaa In Sifo Sharaci Daro Ah Loo Adeegsado Magaca Iyo Sumcada Shabakada Caalimaga Ee Afkashacabka.Com Iyadoo Aan Usheegayno Cidkasta Oo Ariinkaa Isku Dayda Inaan Lagu Macaashaynin Xasiidnimo .

Waa Bilaahi Tawfiiq

 


 

 

Maamulka Guud Ee Shabakada Caalimaga Ee Afkashacabka .Com

Contatact@Afkashacabka.Com