Daawo Sawirada Taageerayaasha WADANI Ee Ottawa Oo Hadhimo Sharafeed La Yaab Leh Ku Maamuusay Marwo Faadumo Siciid

0
Tuesday June 09, 2015 - 19:33:44 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Taageerayaasha WADANI Ee Ottawa Oo Hadhimo Sharafeed La Yaab Leh Ku Maamuusay Marwo Faadumo Siciid

    Xaflad balaadhan oo loo soo agaasimay si heer sare ah ayaa xalay Sheraton Hotel ee magaalada Ottawa Loogu sameeyay marwo Faadumo Siciid oo ah la taliyaha siyaasada dibadda ee gudoomiyaha xisbiga Wadani. Xafladan oo ay soo buux dhaafiyeen taageerayaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad balaadhan oo loo soo agaasimay si heer sare ah ayaa xalay Sheraton Hotel ee magaalada Ottawa Loogu sameeyay marwo Faadumo Siciid oo ah la taliyaha siyaasada dibadda ee gudoomiyaha xisbiga Wadani. Xafladan oo ay soo buux dhaafiyeen taageerayaasha xisbiga WADANI ee magaalada Ottawa

 ayaa waxaa masraxada lagu soo bandhigay heeso lagu nastay oo Live loo tumayay oo uu soo diyaariyay fanaanka Cismaan Montreal. Ugu horayn waxaa hadalka furay gudoomiyaha xisbiga wadani ee magaalada Ottawa Md. Cismaan Dalmarr. Gudoomiyaha ayaa hadalka kusoo dhaweeyay Marwo Faadumo Siciid, waxaanay si mug leh uga sheekaysay xaalada siyaasadeed iyo nololeed ee dalkii hooyo. sidoo kale waxay qurbajoogta ku guubaabisay inay ka qayb qaataan horumarka dalka.

Sidoo kale waxaa iyaguna madasha ka hadlay Safiirka Somaliland ee dalka Canada Marwo Luula Axmed Cismaan, Haldoorka Somaliland ee Ottawa Mr. Maxamuud Taani, Gudoomiyaha garabka haweenka Canada ee Xisbiga Wadani Marwo Suhuur, Gudoomiyaha Wadani ee Toronto Ibraahim Absiiye Iyo Nus Dambeedka xisbiga Wadani ee Ottawa Xaaji Cumar Cabdi.Daawo Muuqaalo Qurxoon
IMG_0029IMG_0030IMG_0032IMG_0033IMG_0034IMG_0035IMG_0036IMG_0038IMG_0039IMG_0040IMG_0041IMG_0045IMG_0056IMG_0057IMG_0058IMG_0059IMG_0060IMG_0064IMG_0065IMG_0066IMG_0067IMG_0068IMG_0069IMG_0070IMG_0071IMG_0073IMG_0074IMG_0075IMG_0076IMG_0078IMG_0082IMG_0083IMG_0086IMG_0087IMG_0092IMG_0093IMG_0094IMG_0098IMG_0100IMG_0107IMG_0112IMG_0113IMG_0114IMG_0115IMG_0116IMG_0117IMG_0118IMG_0120IMG_0123IMG_0124IMG_0127IMG_0130IMG_0135IMG_0136IMG_0139IMG_0140IMG_0141IMG_0142IMG_0143IMG_0144IMG_0146IMG_0147IMG_0148IMG_0149IMG_0163IMG_0164IMG_0165IMG_0166IMG_0167IMG_0171IMG_0172IMG_0173IMG_0175IMG_0176IMG_0177IMG_0180IMG_0182IMG_0184IMG_0185IMG_0186IMG_0187IMG_0188IMG_0190IMG_0193IMG_0194IMG_0196IMG_0197IMG_0198IMG_0199IMG_0202IMG_0203IMG_0204