"Iska Iibiya Sterling Waad Heleysaan Badalkiisa"Michael Owen

0
Thursday June 11, 2015 - 11:06:15 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Iska Iibiya Sterling Waad Heleysaan Badalkiisa"Michael Owen

    Halyeeygii hore Liverpool Michael Owen ayaa kooxdisii hore kula taliyay iney iska iibiyaan Raheem Sterling una sheegay in badalkiisa la heli karo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halyeeygii hore Liverpool Michael Owen ayaa kooxdisii hore kula taliyay iney iska iibiyaan Raheem Sterling una sheegay in badalkiisa la heli karo.


Xidigii hore xulka England ayaa amaanay Sterling balse wuxuu Liverpool u sheegay in xidigaan uu yahay mid la badali karo.

"Waxey ila tahay Sterling inuu yahay xidig wanaagsan, balse wadada hala tuso, sanad ka hor waxaa baxay Luis Suarez oo ah xidig aan la badali karin”

"Ma badali kartid qof wanaagsan, balse hadii Liverpool ay lumiso Sterling wey badali kartaa”

"Marka la fiiriyo lacagaha ay ku heli karaan, waxey aniga ila tahay Stering badalkiisa iney heli karaan”

Raheem Sterling waxaa lagu qiimeeyaa lacag dhan 50 Malyan Oo Pound, Manchester City ayaana ah kooxda ugu cad-cad ee xidigaan la saxiixan karto.

Ugu dambeyntii Owen wuxuu kooxdiisii hore u sheegay iney ka faa’ideystaan lacagaha faraha badan ee ay xidigaan ku heli karaan.


Contact@afkashacabka.com