Daawo:Kulan Balaadhan Oo Lagaga Hadlayay Socodsiinta Lacagta Somaliland Oo Lagu Qabtay Boorama

0
Thursday June 11, 2015 - 11:39:28 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Kulan Balaadhan Oo Lagaga Hadlayay Socodsiinta Lacagta Somaliland Oo Lagu Qabtay Boorama

    Wafti uu horkacaayo Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Ganacsiga Somaliland, Mud. Bashiir Cabdi Xariir oo u weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka Baanka dhexe ee Somaliland, oo...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti uu horkacaayo Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Ganacsiga Somaliland, Mud. Bashiir Cabdi Xariir oo u weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka Baanka dhexe ee Somaliland, oo...

maal mihii u danbeeyay socdaal ku maraayay Gobolada Galbeed ee dalka, ayaa kulan ballaadhan la yeeshay Ganacsatada Gobolka Awdal iyo xubnaha ka shaqeeya lacaga, kulan kaas oo ay ka soo qayb galeen Maayarka Maagalada Boorame, Badhasaabka Gobolka Awdal, waxa lagaga dhawaaqay guddi ka kooban saddex iyo toban xubnood, kuwaas oo ka shaqayn doona sidii looga hortagi laha kor u kaca sarifka shilinka Somaliland oo keenaya Sicir barar ku yimaada Gobolkaas maciishadiisa iyo guud ahaan dalkaas, iyadoo xubnaha masuuliyiinta ahina halkaas ka jeediyeen siyaasadda Qaran ee arrinaas lagaga hortagaayo. Shirkaas oo aha mid si baaxad leh loo lafo guray fulinta qodobadii laga dooday .