Boorama:Qoysas Degan Boorama Oo Biyo La'aan Ku Habsatay Baaqna Udiray Xukumada

0
Saturday June 20, 2015 - 20:57:59 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boorama:Qoysas Degan Boorama Oo Biyo La'aan Ku Habsatay Baaqna Udiray Xukumada

    Qaar ka Mid ah Dadweynaha Ku dhaqan Magaaladda Boorama ayaa dibada ugu soo baxay sidii ay bulshada ula wadaagi lahaayeen biyo la'aan ku habsatay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar ka Mid ah Dadweynaha Ku dhaqan Magaaladda Boorama ayaa dibada ugu soo baxay sidii ay bulshada ula wadaagi lahaayeen biyo la'aan ku habsatay.


Waxa ay ku doodayaan in aanay haysanin Goror biyo ah, waxaanay xukuumadda u soo jeediyeen in ay la soo gaadho biyo ay cabaan.

Waana kuwan qaar ka mid ah bulshada Magaaladda Boorama oo dareenkooda ka dhiibanaya biyo la’aanta ku haysata Magaaladaasi.

Dad itaal yar baanu nahay, waayeel iyo caruurba waanu leenahay, ninkii itaal lihi caagado ayuu kaga soo qaataa Axmed Gurey, Laakiin anagu waanu kici kari waynay.

Hadii aanu nahay ubadkii iyo maatidii  Maxaad nagu halayseen” siidaasa waxa warbaahinta Magaaladda Boorama u sheegtay hooyo ka mid ah kuwa degan Magaaladda Boorama.

 

"Miyaan allah laga baqayn, Saaka Maanaan tukan, xalayna wax aanu ku cashayno waanu weynay, suxuurtiina wax lagu kariyo waa la waayay” kuwaasina waa erayo ka mid ahaa hooyo lafteedu soo ban baxday sidii ay biyo la’aanta gurigeeda ku habsatay ay bulshada ugu soo bandhigi lahayd.


Contact@afkashacabka.com