Daawo: Guddida Dib U Habaynta Shaqaalaha Oo Uu Kulankoodii Qabsoomay iyo Waxyaabo Lagaga Hadlayay

0
Sunday June 21, 2015 - 22:05:45 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Guddida Dib U Habaynta Shaqaalaha Oo Uu Kulankoodii Qabsoomay iyo Waxyaabo Lagaga Hadlayay

    Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland Cabdi Aw Daahir Cali ayaa faahfaahiyay Kulan ay maanta isugu yimaadeen Gudida Dib u Habaynta Shaqaalaha Dawladu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland Cabdi Aw Daahir Cali ayaa faahfaahiyay Kulan ay maanta isugu yimaadeen Gudida Dib u Habaynta Shaqaalaha Dawladu.


Qoraal kooban oo uu ku faafiyay bogga uu ku leeyahay facebookga ayaa waxa uu yidhi

Guddida dib u Habaynta Shaqaalaha Dawlada ( Public Service reform Committee)) , iyo Agaasimayaasha , mareeyayayaasha iyo gudoomiyayaasha Wasaaradaha iyo Hayadaha Dawlada ayaa Maanta isugu yimi kulankoodii wadajirka ahaa ee Laba biloodlaha .

waxaa lagaga tashanaayay Arrimaha Shuruucda, iyo siyaasadda Lagu qaadanaayo , Laguna qoraayo SHAQAALAHA CUSUB iyo kuwa LAGU maamulaayo.

Waxaa Laysla eegay Qaabdhismeedka Wasaaradaha iyo Hayadaha. Waxaa laysla eegay waxaa u qabsoomay qaabka Benshanka ( pension schemes), iyo Mushahaarooyinka SHAQAALAHA.

 

Waxaa laysla eegay Arrimaha tababarka iyo Aqoonsiinta SHAQAALAHA si ay adeeg fiican ummadda u gaadhsiiyaan.

Waxaa kaloo Laysla eegay Wasaaradaha iyo Hayadaha Soo gudbiyay Xogtii SHAQAALAHA iyo kuwa ila hadda aan Soo gudbin OO loo ballamay muddo 15 Bari Ah. Ilaahay talada teeda roon hayna waafajiyo 



Contact@afkashacabka.com