Daawo: Guddomiyaha Xisbiga UCID oo Dalka Dib ugu soo Laabtay, Muxuu se ka hadlay?

0
Monday June 22, 2015 - 14:52:01 in by salman abdi
  • Visits: 588
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Guddomiyaha Xisbiga UCID oo Dalka Dib ugu soo Laabtay, Muxuu se ka hadlay?

    Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Ali Waraabe ayaa ka hadlay Qodobo Xaasaasiya iyo Arrimaha Doorashooyinka, isagoo si ka duwan heshiiskii xisbiyada qaranka ee uu saxiixay u hadlay, kana jawaabay hadalkii Madaxweynaha somaliland ee shalay uu kaga h

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Ali Waraabe ayaa ka hadlay Qodobo Xaasaasiya iyo Arrimaha Doorashooyinka, isagoo si ka duwan heshiiskii xisbiyada qaranka ee uu saxiixay u hadlay, kana jawaabay hadalkii Madaxweynaha somaliland ee shalay uu kaga hadlay khilaafka guurtida iyo xisbiyada qaranka

DAAWO Soo laabashada Guddomiyaha iyo hadaladiisi