Daawo:Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Noqday Mid Hawlihii Loo Idmay Ka Gaabiyey +Safarna Ugu Kicitima Magaalada Hargeysa

0
Saturday June 27, 2015 - 16:56:53 in by Burco Office
  • Visits: 729
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Noqday Mid Hawlihii Loo Idmay Ka Gaabiyey +Safarna Ugu Kicitima Magaalada Hargeysa

    Burco(DMN)-Mudane Maxamed Muuse DIiriye Oo ah Badhasaabka Gobolka Togdheer oo uu madaxwayne siilaanyo usoo wakiishay maamulka Gobolka ayaa noqday badhasaabka ugu socodka badan marka loo eego badhasaabada Somaliland isagona ilaaway gabayna xilkii loso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(DMN)-Mudane Maxamed Muuse DIiriye Oo ah Badhasaabka Gobolka Togdheer oo uu madaxwayne siilaanyo usoo wakiishay maamulka Gobolka ayaa noqday badhasaabka ugu socodka badan marka loo eego badhasaabada Somaliland isagona ilaaway gabayna xilkii losoo igmaday ee ahaa inuu maamulo oo uu kala hago hawlaha Gobolka

waxaana socodka badhasaabku uu noqday mid marwalba u safra dhankaa iyo casimada magaalada Hargeysa balse aan la garanayn waxyaalaha ku kalifay inuu badashaabku badanaaba u safro hargeysa ilaawana shaqadii uu ka masuulka ahaa.

Waana kan Isagoo badhasaabku qiranaya inuu mar walba u safro hargeysa lknse aan la garanayn sababta sidoo kalena waxay bulshada gobolku hadal haysaa talaabada rasmiga ah ee uu ka qaadi doono madaxwayne siilaanyo

Hargeysa/Oficce