Masuliyiin uu Horkacayo Wasiirkuxigeenka Dhalinyarada iyo cayaraha Oo Kormeer Ku Sameeyay Groonmada Kubada Cagta Hargaysa.+Sawiro

0
Sunday June 28, 2015 - 08:31:50 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuliyiin uu Horkacayo Wasiirkuxigeenka Dhalinyarada iyo cayaraha Oo Kormeer Ku Sameeyay Groonmada Kubada Cagta Hargaysa.+Sawiro

    Wasiirka dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Yuusuf Cismaan Garas, iyo Agaasimahaa guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mud. Maxamed Cilmi Aadan oo u weheliyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Yuusuf Cismaan Garas, iyo Agaasimahaa guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mud. Maxamed Cilmi Aadan oo u weheliyo

Xildhiban Axmed Daahir Axmed oo ka tirsan Golaha Degaanka Caasimadda ayaa kormeer ku soo maray badi Garoomada ay ka socdaan Tartanada Koobka Kubada Cagta Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

11707502_10153502434156834_3725064029685091970_n11403125_10153502434396834_4998485369654223690_n

Kormeerkan waxay masuuliyiintani ku darsayeen halkay maryaan tartanadaasi iyagoo sidoo kalena u dhabo galayaay baahiya agaasin ahaan ka dhiman dhalinyaradda , sidoo kale waxay fureen Koobka Garoonka Goljano ee Mujahid Kozar halkay kormeereen Garoonka Xawaladle iyo Gurya Samo.

Geesta kale waxay masuuliiyintani hadalo u jeediyeen dhalinyarada ka qayb qaadanaysa Tartanadaas, iyagoo ku gubaabiyay inay xoojiyaan ciyaarista Koobabka kala duwan, Xukuumad ahaana ay la garab tagan yihiin wax kasta oo lagu dhiirigalinaayo.

11403125_10153502434396834_4998485369654223690_n

Si kastaba ha ahaate taalabada ay sida Wadajirka ah u qadeen masuuliyiinta Wasaaradda Ciyaaraha, Warfaafinta iyo Xildhibaanku ayay soo dhaweeyen badi dhalinyaradii koobabku uga socdaan Garoomadaas.