"Madaxweynaha Somaliland waxaan u dirayaa Salaan iyo Cafis, idinkana waan idinka mahad naqaya sidaad nosoo dhaweyseen dhammaantin". Alfanaan Cabdirashid Cali Xamari

0
Sunday June 28, 2015 - 12:58:19 in by salman abdi
  • Visits: 584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweynaha Somaliland waxaan u dirayaa Salaan iyo Cafis, idinkana waan idinka mahad naqaya sidaad nosoo dhaweyseen dhammaantin". Alfanaan Cabdirashid Cali Xamari

    Fannaankii Heesaha ugu kulul ee lagu dhaliili jiray Xukumadda Madaxweyne Siilanyo iyo guurtida soo saari jiray Wakhtiyadii Dorashoyinki golayasha Deganka ayaa Madaxweynaha Cafis u diray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fannaankii Heesaha ugu kulul ee lagu dhaliili jiray Xukumadda Madaxweyne Siilanyo iyo guurtida soo saari jiray Wakhtiyadii Dorashoyinki golayasha Deganka ayaa Madaxweynaha Cafis u diray

Fanaanka Musiishanka iyo heesagaba ah ee Cabdirashiid Cali Xamari ayaa Madaxweynaha Somaliland u diray Cafis iyo Salaan. Fanaan Xamari oo hadda ku sugan Waddanka Somaliland ayaa sidan ka sheegay Xaflad lagu soo dhaweynaayay xubno kamid ah Jaaliyadaha Debadda.

11653415_10153412749393535_507607893_n

"Dalku halgan ayuu soo galay lagu soo celinaayay Qaranimadiisa, hadana halgan ayaa lagu jira oo waxa lagu jira halgankii horumarka iyo midaynta dadka, waxaan idin sheegaya in Fekerka lagu kala duwanaan karo lakiin ay midnimadu muhiim tahay”. Sidaa waxa yidhi Fanaan Cabdirashiid Cali Xamari

Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu yidhi Mud. Xamari "Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxaan u dirayaa Salaan iyo Cafis, idinkana waan idinka mahad naqaya sidaad nosoo dhaweyseen dhammaantin”.

Cabdirashiid Cali Xamari oo ah Fanaan si weyn looga yaqaan badweynta Sugaanta wuxuu deganyahay dalka Norway Magaaladda Oslo, waana mid ka mid ah Dadka suugaantiisa, Gaar ahaan Laxanadiisa iyo Music giisa Dadku aad uga helaan. 



Contact@afkashacabka.com