War DegDeg:Wariye Maxamed Daa'uud iyo Laba Xubnood oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday.

0
Sunday June 28, 2015 - 20:12:55 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War DegDeg:Wariye Maxamed Daa'uud iyo Laba Xubnood oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday.

    Allah haw u naxariistee Wariye Maxamed Daauud, Wali Daa'uud oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyada iyo hal Askari ayaa u dhintay shil baabuur oo ka dhacay inta u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allah haw u naxariistee Wariye Maxamed Daauud, Wali Daa'uud oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyada iyo hal Askari ayaa u dhintay shil baabuur oo ka dhacay inta u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera.


Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee saddexdan marxuum ayaa ku sii jeeday Magaaladda Berbera, waxaanay ka tirsanaayeen wafti ay Wasiirka Maaliyada Somaliland Hogaaminayso.

waxa ay wararku sheegayaan in gaadhigii ay saarnaayeen ay gashay booyadi, waxaanay maydkooda hada la keenay cusbitaalka way nee Magaaladda Hargeysa.

bahda Afkashacabka.com  waxa ay tacsi u dirayaan ehelada iyo qaraabada ay ka baxeen saddexdaas marxuum ee shilka baabuur ku dhintay,waxaana ay ilaahay uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo. 



Contact@afkashacabka.com