Daawo Sawiro:Liverpool Oo Soo Bandhigtay Saxiixeeda Cusub Ee Sida Xorta Ah Kaga Yimid Bolton Adam Bogdan

0
Wednesday July 01, 2015 - 12:27:47 in by Burco Office
  • Visits: 1228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiro:Liverpool Oo Soo Bandhigtay Saxiixeeda Cusub Ee Sida Xorta Ah Kaga Yimid Bolton Adam Bogdan

    Adam Bogdan ayaa soo gaaray gobolka Merseyside wuxuuna noqday xidig ka tirsan Liverpool kadib markii uu si xor ah kaga yimid kooxda Bolton. Maanta ayey ku ekeed waqtiga uu dhamaanayo heshiiska uu kula jiray kooxdiisa, wuxuuna xirtay maaliyada Reds

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Adam Bogdan ayaa soo gaaray gobolka Merseyside wuxuuna noqday xidig ka tirsan Liverpool kadib markii uu si xor ah kaga yimid kooxda Bolton. Maanta ayey ku ekeed waqtiga uu dhamaanayo heshiiska uu kula jiray kooxdiisa, wuxuuna xirtay maaliyada Reds markii ugu horeysay iyadoo lagu sawiray wuxuuna haatan yahay xidig ka tirsan kooxda Liverpool.


Goolhayahaan u dhashay dalka Hungary ayaa ka yaabsaday Liverpool kulan ka tirsan FA Cupka oo ay la ciyaareen kooxdisii hore Bolton kulan kusoo dhamaaday barbaro gool la’aan ah.

Bandhigii waqtigaas ee Adam Bogdan ayaa soo jiitay Branden Rodgers wuxuuna xidigaan heerka caalami qiray kadib imaatinkiisa Liverpool in Anfield ay tahay meel aan caadi aheen.

BogdanBogdan1Bogdan2Bogdan3Bogdan4Bogdan5