Daawo:Badhasaabka Gobolka Gabileyoo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Jaaamacada Al -Azhar Ee Masar

0
Wednesday July 01, 2015 - 16:58:31 in by Burco Office
  • Visits: 742
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Badhasaabka Gobolka Gabileyoo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Jaaamacada Al -Azhar Ee Masar

    Gabiley(AFKA)Badhasaab gobolka gabiley mustafe cabdi ciise "mustafe shiine " oo uu waheliyo badhasaab ku xigeenka gobolka gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi Cali case oo Maanta wafti balaadhan oo ka socday Dalka masar ku soo dhaweeyey Gobolka Ga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabiley(AFKA)Badhasaab gobolka gabiley mustafe cabdi ciise "mustafe shiine " oo uu waheliyo badhasaab ku xigeenka gobolka gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi Cali case oo Maanta wafti balaadhan oo ka socday Dalka masar ku soo dhaweeyey Gobolka Gabiley ,

Gudoomiyaha gudida Wanaag farasta iyo Xumaan reebista gobolka gabiley , culimada gobolka oo ka qayb galay soo dhaweeynta waftigan culus oo u imid dalka si ay bisha barakaysan ee ramadaan u wacyi galin lahaayeen Dadka somaliland shalayna ay ku sugnaayeen aqalka madaxtooyada Jamhuuriyada somaliland Oo Afur loogu sameeyey Qalka Madaxtooyada

Sidoo kale Badhasaabka Gobolka gabiley Mustafe Cabdi Shiine oo ah badhasaab aad u firfircoona ayaa waxa uu kaga hortageen waftigan ka socday jaamacada Al-Ahzar Duleedka Gobolka Gabiley Una soo Galbiyey Waftigan Xafiiska Badhasaabka Gobolka gabiley Kadib Kulan ay ku yeesheen Xafiiska badhasaabka ayaa waxa uu badhasaab mustafe shiine Ka codsaday in Qayb ka mid ah Jaamacada Al-Azhar Qayb ka mid ah laga dhiso Gobolka gabiley



Contact@afkashacabka