Petr Cech Oo U Jawaabay Taageerayaashii Chelsea Ee Dilka Ugu Hanjabay, Muxuuse Ka Yidhi ?

0
Wednesday July 01, 2015 - 17:07:21 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Petr Cech Oo U Jawaabay Taageerayaashii Chelsea Ee Dilka Ugu Hanjabay, Muxuuse Ka Yidhi ?

    London(AFKA)Petr Cech ayaa u jawaabay qaar kamid ah taageerayaasha Chelsea oo ugu hanjabay iney dili doonaan maadaama u kooxdooda ka doorbiday kooxda ay aadka u xifaaltamaan ee Arsenal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(AFKA)Petr Cech ayaa u jawaabay qaar kamid ah taageerayaasha Chelsea oo ugu hanjabay iney dili doonaan maadaama u kooxdooda ka doorbiday kooxda ay aadka u xifaaltamaan ee Arsenal.


Goolhayaha ayaa dhameytiray heshiis £10milyan oo uu ugu wareegay Arsenal isbuucan waxaana durbadiiba bilowday in ay qaar kamid ah taageerayaasha koxdiisi hore ay dil ugu hanjabeen.

Waxa logu hanjabay in la toogan doono ama la marjin doono waxaana fariimhaan loo soo mariyaay baraha ay bulshada ay wax ku wadaagaan gaar ahaan barta twitter ka.

Mid watay magaca Enegali 10 ayaa yiri "Waxaan keensanayaa fartoogtahayga SR-25 Stamford Bridge marka aan la ciyaareyno Arsenal, waxaana ku daadin doonaan dhiiga Cech garoonka.



contact@afkashacabka.com