Daawo:Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Halku Dhigyo Ka Hor Imanaaya Dhaqanka Iyo Diinta Oo Lagu Xardhay Boodhadhka Suuqyada Hargaysa.

0
Thursday July 02, 2015 - 07:33:10 in by salman abdi
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Halku Dhigyo Ka Hor Imanaaya Dhaqanka Iyo Diinta Oo Lagu Xardhay Boodhadhka Suuqyada Hargaysa.

    Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir Oo kamida culumada waawayn ee reer soomaaliland ayaa ka hadlay boodhadh waawayn oo lagu dhajiyay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir Oo kamida culumada waawayn ee reer soomaaliland ayaa ka hadlay boodhadh waawayn oo lagu dhajiyay...

qaar kamida wadooyinka waawayn ee magaalada hargaysa kuwaas oo lagu qoray ereyo ka hor imanaya diinta islaamka lana xidhiidha arrimaha guurka. 



Contact@afkashacabka.com