Xildhibaan ka tirsan Dawladda Somalia oo lagu Xidhay magaaladda Boorama

0
Thursday July 02, 2015 - 13:51:21 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan ka tirsan Dawladda Somalia oo lagu Xidhay magaaladda Boorama

    Borame(Afka)Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga u Taxaabtay xildhibaan ka tirsan Dowladda Fadaraalka Somalia oo si qarsoodiya ku yimid Magaalada Boorama ee gobolka Awdal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Borame(Afka)Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga u Taxaabtay xildhibaan ka tirsan Dowladda Fadaraalka Somalia oo si qarsoodiya ku yimid Magaalada Boorama ee gobolka Awdal.


Badhasaabka gobolka Awdal, Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa xaqiijiyey xadhiga mudanahaasi ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, waxaanu xusay in sharciga la horgeyni doono, madaama oo uu ku kacay khiyaamo qaran.

Xildhibaanka la xidhay ayaa magaciisa la yidhaa Xildhibaan Axmed Xuseen Xasan,kaas oo lagu eedeeyey dambi khiyaamo qaran.

Somaliland ayaa xeer ka soo saartay qofkii reer Somalilnad ah ee xil ka qabtay Dawlada Soomaaliya lagu oogi doono inuu qaranka khiyaameeyey, iyadoo ay ka mamnuuc tahay in qof masuul ah oo ka tirsan Soomaaliya uu Somaliland yimaado, iyadoo inta badan la mustaafuriyo qof kii magaalooyinka Somailand lagu qabto ee xil ka haya dawladda Soomaaliya.