Daawo:Koob Kubada Cagta Oo Lagu Maamuusayay Bisha Ramadaan Oo Magaalada Caynabo Ka Furmay

0
Thursday July 02, 2015 - 22:26:05 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Koob Kubada Cagta Oo Lagu Maamuusayay Bisha Ramadaan Oo Magaalada Caynabo Ka Furmay

    wareega koobka ramadaanka Ayaa maanta si rasmiya uga Furmay Magaalaad Caynaba waxaana furitaanka koobkani fooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wareega koobka ramadaanka Ayaa maanta si rasmiya uga Furmay Magaalaad Caynaba waxaana furitaanka koobkani fooda  isku daray labada kaftan ee Aadan cumar Aw Axmed iyo Yacquub Axmed warsame oo kala wala watay kooxaha (police vs Isha caynaba) ciyaarta oo ku bilaabantay jawi xamaasad leh oo labada kooxoodba soo bandhugeen weerar iyo weerar celin ayaa waxay ku soo gaba gabowday 0_0 ama bar barbardhac kooxdee filaysaa inay qaado iyadoo ay hadhsan yihiin kooxaha dalbac dawlada hoose somtel asluubta iyo kooxo kale