Madaxweynihii Hore Masar Maxamed Mursi Oo Lagu Wado In Maalinta Ciida La Dilo iyo Deeranada Ku Xeeran

0
Wednesday July 15, 2015 - 15:42:30 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Masar Maxamed Mursi Oo Lagu Wado In Maalinta Ciida La Dilo iyo Deeranada Ku Xeeran

    Dawlada wadanka Masar ayaa diyaarisay dilka lagu fulinaayo madaxweynihii xukunka laga tuuray ee wadankaasi Maxamed Mursi oo ay hore dawlada military-ga ahi ugu xukuntay dil .Wararka ayaa sheegaaya in la diyaariyey sidii loo del deli lahaa madaxweynah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada wadanka Masar ayaa diyaarisay dilka lagu fulinaayo madaxweynihii xukunka laga tuuray ee wadankaasi Maxamed Mursi oo ay hore dawlada military-ga ahi ugu xukuntay dil .Wararka ayaa sheegaaya in la diyaariyey sidii loo del deli lahaa madaxweynaha ,iyada oo lagu beegaayo maalinta ciida ee fooda inagu soo haysa.

Maxamed Mursi ayaa ahaa madaxweynaha keliyaata ee ay shacabku si dimuqradi ah usoo doorteen ,waxaana xukunka kala wareegay ciidamada dalkaasi Masar oo u awood sheegtay,iyaga oo waqtigaasi ka dibna xabsiga u taxaabay,waxaanay ku xukumeed xukun dil ah ,iyaga oo ku eedeeyey kacdoono iyo mudaharaadyo dalkaasi ka dhacay inuu isagu ka dambeeyey.

Waxaana xadhigaasi iyo xukunkaasi dilka ah cambaareeyey bulshada iyo dawladaha caalamka oo ku tilmaamay mid sharci daro ah ,taas oo keentay inay dawlada Masar caalamka kala kulanto cidhiidhi.

Warbaahinta dalkaasi ayaa lagu baahiyey in la del deli doono madaxweyne Mursi maalinta Ciida ah ,taas oo aan ilaa hadda si rasmi ah loo hubin.


Contact@afkashacabka.com