Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Marxuum Fu'aad Aadan Cadde

0
Wednesday July 15, 2015 - 23:35:01 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Marxuum Fu'aad Aadan Cadde

    Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa tacsi u diray eheladii,qarabadii,qoyskii iyo Qaranka Somaliland oo uu ka tacsiyadeeyey geerida ku timid la taliyihii madaxweynaha ee gobolada Barri Fu'aad Aadan Cade.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa tacsi u diray eheladii,qarabadii,qoyskii iyo Qaranka Somaliland oo uu ka tacsiyadeeyey geerida ku timid la taliyihii madaxweynaha ee gobolada Barri Fu'aad Aadan Cade.

REF:XK/GX/004130/2015 Date:15/06/2015

UJ : Tacsi

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa la taliyihii madaxwaynaha ee arimaha bariga FUAAD AADAN CADE oo saaka ku geeriyooday dalka turkiga waxaan sidoo kale tacsi taa la mida u dirayaa JAAMAC C/LAAHI QAALIB 13/6/2015 KU geeriyooday talka Zambia, eheladoodii, ,Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan shacbiwaynaha reer Somaliland ee ay ka baxeen labadaa marxuum.

Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu jannadii ka waraabiyo Eheladoodii,asxaabtii iyo qaraabadiiba Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin

Md. Muuse Biixi Cabdi

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye


Contact@afkashacabka.com