Daawo: Masuuliyiin Iska Casilay Xilalkii Ay Ka Hayeen Xisbiga Waddani Kana Hadlay Sababta Keentay Inay Is Casilaan

0
Wednesday July 15, 2015 - 23:49:45 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Masuuliyiin Iska Casilay Xilalkii Ay Ka Hayeen Xisbiga Waddani Kana Hadlay Sababta Keentay Inay Is Casilaan

    Masuuliyiin Sare oo Xilal muhiim ah ka hayey xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta shir jaraaid ay ku qabteen magaalada hargaysa waxa ay ku cadeeyeen in ay gbi ahaanba iska casileen xilalkii ay ka hayeen xisbigaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuuliyiin Sare oo Xilal muhiim ah ka hayey xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta shir jaraaid ay ku qabteen magaalada hargaysa waxa ay ku cadeeyeen in ay gbi ahaanba iska casileen xilalkii ay ka hayeen xisbigaasi.


 


 

 

Masuuliyiintan maanta is casilay ayaa kala ah ,xoghayaha qorshaynta ,xoghayaha arrimaha guddaha ,iyo guddoomiyaha heerqaran ee garabka dhalin yarada ee xisbigaasi.

Wararka goor dhawayd soo baxayay ayaa sheegaya in xubno miisaan culus ku leh xisbiga dhexdiisa ay is casili doonaaan .




Contact@afkashacabka.com